Deepika iyo Aishwarya oo kasoo muuqday liista hablaha ugu qurxoon caalamka 2014.

Deepika iyo Aishwarya oo kasoo muuqday liista hablaha ugu qurxoon caalamka 2014.

daajis.com:-Xiddigaha Bollywoodka ee Deepika Padukone iyo Aishwarya Rai, ayaa soo galay liiska 30-ka hablood ee caalamka ugu qurxoon sandkaan 2014, waxaa codkaan qaaday bogga Hollywoodka.

Aishwarya Rai ayaa qiimeystaan kasoo gashay booska afaraad, halka atariishada Deepik Padukone ka gashay kaalinta 29-ad.



Deepika iyo Aishwarya ayaa liiskaan kaga jiray hablaha India, eyadoo inta badan ay soo buuxiyeen xiddgaha Hollywoodka.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:57 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada