Daawo Muuqaal:- Gabar Soomaaliyeed oo Jaceyl Kulul u qaaday nin aad u gaaban & Qosol aan caadi aheyn oo dhacay

Daawo Muuqaal:- Gabar Soomaaliyeed oo Jaceyl Kulul u qaaday nin aad u gaaban & Qosol aan caadi aheyn oo dhacay

daajis.com:-Horaa loo yiri Jaceylka indho maleh halkii uu ku dhigo ayaana calafkaaga ah. Mid ka mid ah gabadhaha Soomaaliyeed ayaa jaceyl kulul la jishay nin aad u gaaban oo farxad la dhacay markii uu gacanta ku dhigay gabadhaan qurxoon ee soo caashqday. 


Muuqaalkaan oo ah mid aad u qosol badan waxaa durbadiiba ka dheehan kartaa in Jaceylka awoodiisa aanan la celin karin ilaa ruuxa wax jecel uu guul gaaro ama soo xero galiyo ruuxii uu jeclaa. Gabadhaan jalaqsan ayaa miro aad u macaan u tirineysa ninka gaaban oo farxad darteed Hees Jaceyl ah ku dhuftay. 

Ninkaan gaaban oo nasiibka uu u hiiliyay farxad dheer ka dib wuxuu gacanta ku dhagay gabadhii Jaceylka la soo raadsatay kaas oo ka yaabay miraha ama erayada ay u tirisay oo ahaa kuwo dhiiga ku kiciyay ninkaan gaaban. 


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada