Haifa Wehbe:-Waxaan ahay Sexy+Sawirro

Haifa Wehbe:-Waxaan ahay Sexy+Sawirro

daajis.com:-Fanaanada muuqaalka qurxoon ee reer Luban Haife Wehbe ayaa boggeeda Internetka soo dhigtay sadax abo sawir oo shidan oo timuhu u casyihiin, eyadoo ku hoos qortat ' Sexy and Cool.

Fanaanada ayaa ku qirtay iney shidantahay, xili ay ka adeeganeysay suuq kamida kuwa Luban.


Waxaa xusid mudan inte Haifa Wehbe kamid noqotahay 30-ka hablood ee ugu qurxoon caalamka sanadkii tegay.





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada