Daawo:- Sawir Gacmeed Qosol badan oo laga sameeyay Shariif Xasan oo markaan ku wareeray Siyaasada Dalka.

Daawo:- Sawir Gacmeed Qosol badan oo laga sameeyay Shariif Xasan oo markaan ku wareeray Siyaasada Dalka.

daajis.com:-Kaartooniistaha Soomaaliyeed ee Amin Caamir ayaa soo bandhigay Sawir gacmeed uu kaga hadlayo Gudoomiyihii hore Baaramaanka Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ku wareeray Siyaasada Dalka.

Shariif Xasan ayaa hurmuud ka ahaa Maamul Goboleed loo sameeyo Gobolada Koonfur Galbeed Soomaaliya, inkastoo uu culeesyo kala kulmay Xildhibaano iyo Siyaasiyiin kasoo jeeda Gobolada Baay iyo Bakool.

Shariif Xasan ayaa isagu wada in maamulka la sameenayo uu ka koobnaado kaliya Sadax Gobol oo ah Baay , Bakool iyo Sh/Hoose halka xubno kale oo Baydhabo Shir uga socdo iyaguna u fadhiyaan dhisida Maamul Goboleed Lix gobol ka kooban.

Siyaasiyiin badan ayaa rumeesan in Shariif Xasan Qorshaha uu ku doonayo in Sadax Gobol loo sameeyo Maamul Goboleed Magcaiisa yahay Koonfur Galbeed Soomaaliya ay gadaal ka riixeeso Dolada Soomaaliya kuna siisay Qarash badan.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada