Daawo :- Ka Dib Markii La Xaliyay Qilaafkii Kala Dhaxeeyay Seygeeda , Fanaanada Laki Haaji Oo Hees Jaceyl Ku Raali Gilisay Xaajigeeda

Daawo :- Ka Dib Markii La Xaliyay Qilaafkii Kala Dhaxeeyay Seygeeda , Fanaanada Laki Haaji Oo Hees Jaceyl Ku Raali Gilisay Xaajigeeda

daajis.com:-Todobaadyadii ugu dambeeyay waxaa soo baxayay warar hoose oo sheegayay in xoogaa xur guf qoyseed uu soo kala dhex galay fanaanada caanka ah ee Laki Waceys iyo seygeeda isla markaana ah soo saaraha muuqalada faneed ee ay leedahay .

Inkastoo daajis ay ku guuleystay in ay wax ka xaliso qilaafaadkaas labada lamaane ayay hadana ka gaabsaneysaa sii qod qodida waxa uu qilaafkaas salka ku hayay .

Ka dib guushaas laga gaaray in la damiyo xiisaddii yareyd ayay fanaanada Laki waceys waxa ay qac ka soo siiyay hees jaceyl oo ay ugu tala gashay gacaliyaheeda .

Heestaan oo ay ku muujineyso sida ay ugu qanacsan tahay xaajiga ayaa hadana seyga Laki waceys kama uusan soo muuqaan heestaan taasi oo shaki gilisay taageerayaasheeda .

Balse xogta rasmiga ah ee ay daajis heshay ayaa ah in sayga Laki waceys uu ahaa qofka duubayay soona saarayay heestaan quruxda badan taasina ay u saami weysay in uu wax ka jilo heestaan .



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada