DAAWO SAWIRADA:- Nin mareykan ah oo lala aasay mooto uu jeclaa

DAAWO SAWIRADA:- Nin mareykan ah oo lala aasay mooto uu jeclaa

daajis.com:-Billy Standley oo ah nin u dhashay dalka Mareykaka islamarkaana aad u jeclaa mooto uu iibsaday 1967-dii ayaa markuu dhintay dhawaan lala duugay maatadiisa kadib markuu ka dar-daarmay.

Billy ayaa mudo sideed sanadood ah qorsheynayay qaabka loo aasayo marka uu dhinto, waaxana uu qaraabadiisa kala dar-daarmay in maatadiisa uu aadka u jeclaa la aaso.

Ninkan ayaa ku dhintay da`da 82-jir





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:11 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada