DAAWO VIDEO:- Jilaaga Barkhad Cabdi oo rubuc milion kala baxay gaari Farrari ah iyo saaxiibtiis oo

DAAWO VIDEO:- Jilaaga Barkhad Cabdi oo rubuc milion kala baxay gaari Farrari ah iyo saaxiibtiis oo

daajis.com:-Jilaaga Soomaaliyeed ee Hollywoodka ka mid noqday Barkhad Cabdi oo sanadkii hore kusoo caanbaxay filmka laga matalay burcad badeeda Soomaalida ee Captian Philips ayaa cirka isku shareeray kadib markii uu dhaqaale fara badan ka helay, isla markaana u sharaxan abaalmarinta Oscar jilaaga labaad.

Barkhad ayaa lacagtii faraha badneyd ee uu ka helay filmkaasi wuxuu tallaabadii ugu horeysay uu ku iibsaday gaari Farrari ah nooca ugu danbeeyay, qiimaha gaarigan ayaa dhan Rubac Milion Dollarka Mareykanka ah.
Todobaadkii hore  ayaa Barkhad Cabdi iyo Saaxiibtiisa oo magaceeda aan la shaacin waxaa ay si wada jir ah ugu qeyb galeen xaflada SAG Awards ee sanadkan, taasoo ah Gabar Soomaaliyeed oo reer Minnesota ah.
Barkhad ayaa waxuu mucjisa ku dhigay in uu filinkiiisii u horeeyay loogu magacaabay Golden Globe iyo Oscar oo ah abaalmarinada ugu sareeya caalamka aflaanta, waana actorkii ugu horeeyay ee Geeska Africa oo u tartamaya abaalmarintaasi.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:24 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada