Daawo Sawirada:- Sarkaal ka tirsan maamulka Sh/hoose oo qarax lagula eegtay Muqdisho

Daawo Sawirada:- Sarkaal ka tirsan maamulka Sh/hoose oo qarax lagula eegtay Muqdisho

daajis.com:-Sarkaal ka tirsan maamulka Gobolka Shabeelada hoose ayaa qarax lagu xiray Gaarigiisa lala beegsaday xilli uu marayay Wadada Maka Al-mukara ee magaalada Muqdisho.

Sarkaal ka tirsan Ciidamada Dowlada ee Gobolka Shabeelada hoose ayaa qarax lagu xiray Gaarigiisa lala beegsaday xilli uu marayay Wadada Maka Al-mukara ee magaalada muqdisho.

Sarkaalka oo lagu magacaabo Axmed Cumar ayaa dhaawac Culus uu ka soo gaaray Qaraxa,waxaana lagu dabiibayaa mid ka mid ah Cisbitaalada Muqdisho.

Goob joogayaal ku sugnaa goobta uu ka dhacay Qaraxa ayaa Warbaahinta u sheegay inay arkayeen dhaawaca Saraalka qaraxa lala beegsaday.
Ciidamada Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa gaaray goobta uu ka dhacay Qaraxu,kuwaas oo wada baaritaan xoogan.
Source:- www.calanka.com




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:20 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada