Daawo Sawiro:- Mario Balotelli Oo Qaab Layaab Leh U Jartay Tiintiisa.

Daawo Sawiro:- Mario Balotelli Oo Qaab Layaab Leh U Jartay Tiintiisa.

daajis.com:-Weeraryahanka kooxda AC.Milan Mario Balotelli oo looga bartay inuu markasto sameeyo wax yaabo layaab leh ayaa hadana shaaciyay sawiro uu taageera yaashiisa ku tusinaayay qaabka cusub ee uu u jartay tintiisa.

Super Mario ayaa lasoo baxay qaab cusub oo uu u jartay tintiisa isagoo sawiradaan ku shaaciyay boggiisa Twitter-ka taas oo keentay in intabadan wargaysyada adduunka ay ka qoraan warbixino xiiso leh.
Mario Balotelli ayeeysan ahayn markii ugu horaysay ee uu ujarto tintiisa qaab ay layaabaan dadka ku nool adduunka ama xitaa inta xiisaysa kubada cagta.
Hadaba Halkaan Hose Ka Fiiri Sawirada Mario Balotelli uu ku shaaciyay Boggiisa Twitter-ka.




_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:15 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada