Daawo Video: Sheekh Umul oo digniin u diray Dhalin yarada, isagoo kusoo aadiyey xilli ay dhalin yarada Soomaaliyeed ay isku diyaarinayaan in ay u dabaal degaan....

Daawo Video: Sheekh Umul oo digniin u diray Dhalin yarada, isagoo kusoo aadiyey xilli ay dhalin yarada Soomaaliyeed ay isku diyaarinayaan in ay u dabaal degaan....

daajis.com:-Sheekhani Soomaaliyeed ayaa digniin culus u diray shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan dhalin yarada isagoo si weyn ugu walwalsan dhaqamada caadiga la ah dhalinta Soomaaliyeed kuwooda ku nool dalalka Qurbaha waxana arintaasi ay kaliftay in Sheekh Maxamed Cabdi Umul oo kasoo saaray kalmado gaaban oo kaga digayo arimahaasi.

Sheekha ayaa horey loogu bartay in uusan ka ganban Xaqa isla markaana cadeeyo xaqa iyo baadilka waxayna tani qeyb ka tahay arimihii waajibka ku ahaa.


Muuqaalkani ayaa hadii aad daawato aad ka fahmi doontaa wax badan oo qaldan isla markaana ay caadi la tahay dhalinyarada Soomaaliyeed ee aduunka u kala firxaday.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 11:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada