Dhagayso:- DEG DEG :- Barakac Xoogan oo Kasocda Degaanka Janaale ee G/Shabeelaha Hoose

Dhagayso:- DEG DEG :- Barakac Xoogan oo Kasocda Degaanka Janaale ee G/Shabeelaha Hoose

daajis.com:-Wararka nagasoo gaaray degaanka Janaale ee gobalka shabeelaha Hoose ayaa shegaya in Maanta uu halkaas kasocdo Barakac xoogan sida ay shegayaan Dadka degaanka.

Dagaal kadhacay halkaas oo u dhaxeeya beelaha Habargidir iyo Biyomaal ayaa sabaabay dhimasho iyo dhawaac,iyadoo dagaalka uu saamayn ku yeeshay dadka Rayidka ah.
Mid kamid ah dadka degaanka Janaale oo warbaahinta la hadlay ayaa shegay in magaalada laga barakacay isla markasna dadka xabadu ay ugu tagayso meelaha ay u qaxeen oo ka baxsan Janaale.

riix halkan ee ka dhageyso codka jananle


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:49 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada