SPORT VIDEO:- Falanqeynta xulka Libya oo xalay ku guuleystay koobka horyaalka Afrika

SPORT VIDEO:- Falanqeynta xulka Libya oo xalay ku guuleystay koobka horyaalka Afrika

daajis.com:-Xulka qaranka Libya ayaa marki ugu horreysay xalay ku guuleystay koobka horyaalka ee Qaaradda Afrika, kadib marki uu Rigoorayaal 4-3 kaga badiyay xulka Ghana.

Cayaarti Finalka ahayd ayaa xalay ka dhacday garoonka kubadda cagta ee Cape Town Staduim ee magaalada Cape Town, iyadoo ay kasoo qaby galeen in ka badan 50 kun oo taageerayaal ahi.



Waxaa xafladi lagu soo Xirayay koobka, kasoo qayb galay madax sar sare oo uu ka mid ahaa madaxweynaha xiriirka kubadda cagta aduunka ee Fifa sepp blatter iyo madaxweynaha koonfur Afrika Jacob Zuma..

Koonfur Afrika ayaa iyadu sanadki hore marti gelisay koobki Qaramada Afrika, waxaana sidoo kale ay 2010 ki si heer sare ah u marti gelisay koobki aduunka oo marki ugu horreysay taariikhda lagu qabtay Qaaradda Afrika.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:41 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada