Dhegeyso:- Xiisad ka dhex qaraxday Soomaaliya & Soomaliland

Dhegeyso:- Xiisad ka dhex qaraxday Soomaaliya & Soomaliland

daajis.com:- Iyadoo Maamulka Somaliland ee uu hogaamiyo Axmed Siilaanyo ay shalay xabsiga dhigayn kadibna ay sii daayeen saraakiil sar sare oo ka tirsan xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya iyo kan Raiisal wasaaraha ayaa arintaasi waxaa ka dhashay xiisad siyaasadeed aad u kacsan.

Waxaa laga cabsi qaba in arintan ay saamayn culus ku yeelan karto wadahadalada Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland.

riix halkan ee ka dhageyso wareysiga

 


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:06 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada