ka shifaad axmed godane iyo all shabab oo la ogaaday messha eey ka helaan daqliga lacagaha soo galo dhageyso

ka shifaad axmed godane iyo all shabab oo la ogaaday messha eey ka helaan daqliga lacagaha soo galo dhageyso

daajis.com:-Ururka Al-shabaab ee dagaalka kula jira DFS iyo Ciidamada AMISOM ayaa la sheegay in ay dakhli badan ka heleen dhoofinta Foolka Maroodiga.

Arintaan Ayaa Lagu Sheegay  Inuu Gadh Wadeen ka yahay Hogaamiyaha Kooxdaasi Axmed Cabdi Godane Sida Lagu Sheegay.

Warbixin laga soo saaray magaalada London ayaa lagu sheegay in dagaalyahanka Al-shabaab ay dhaqaale aad u tira badan ay ka helaan ka ganacsiga Faanta Maroodiga oo dibadda loo dhoofiyo.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:06 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada