VIDEO:- Wasiiro booqday Mowlaca Sheekh Muxuddiin Celi oo ay Al-Shabaab dhulka la simeen.

VIDEO:- Wasiiro booqday Mowlaca Sheekh Muxuddiin Celi oo ay Al-Shabaab dhulka la simeen.

daajis.com:-Wafdi uu horkacayay Ra`iisul wasaare ku-xigeen ahna Wasiirka Awqaafta iyo arrimaha Diinta ee Soomaaliya Ridwaan Xirsi Maxamed iyo ku-xigeenkiisa Yuusuf Xeyle Jimcaale ayaa booqasho ku tegay Mowlaca Sheekh Muxidiin Celi oo ka mid ah mashaaĆ¢€™iqda magaca iyo maamuuska ku dhex leh bulshada Soomaaliyeed.

Mowlaca Sheekh Muxuddiin Celi oo Al-Shabaab ay burburiyeen sanadkii 2010-kii ayaa waxaa Wafdiga Wasiirka ee booqday ay ku tilmaameen wax laga xumaado in lafaha mashaa'iqda Soomaaliyeed la burburiyo.
Wasiir Ridwaan Xirsi Maxamed ayaa Mowlaca Sheekh Muxidiin Celi waxa uu kula kulmay Sheekh Shariif Sheekh Muxidiin Celi oo ah wiil uu dhalay Allaha u Naxriistee Sheekh Muxidiin Celi.

HALKAN KA DAAWO BOOQASHADA


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:52 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada