Kulanka Xiisa Badan Ee Cawa Real Madrid V Atletico Madrid Ee Koobka Boqorka¨

Kulanka Xiisa Badan Ee Cawa Real Madrid V Atletico Madrid Ee Koobka Boqorka¨

daajis.com:-Waxaa Cawa Dhici Doono  lugti 1-aad Semi final-ka koobka boqorka Spain Ee Copa Del Ray Oo Ka Dhici Doono Santiago bernabeu, Real Madrid ayaa la filaya ina dib u hesho Gareth Bale oo laga yaabo inuu ciyaaro Sido kale Varane ayaa kulankan ciyaari kara halka Ronaldo oo la filaayay inuu seego ciyaartan lagu soo bilaabi doona wuxuse seegi doona kulanka Villarreal Ee La Liga.

Atletico Madrid oo ah kooxda difaacaneysa koobka boqorka Spain ayaa sanadki hore koobkan kaga guuleysatay Real Madrid oo 2-1 loogu awood sheegtay halka Ronadlo uu Cayaartaas Ka Qaatay Kaarka Casaanka.
Waxaa La Rumeeysan Yahay In Real Madrid Ee Guulo Ka Gaartay Cayaaraheedi Ugu Dambeeye Halka Sidoo Kale Kooxda HogaankaU Heeysa La Liga AyaaNA Guulo Gaartatay Aydoo Guulahaas Sabab U Noqotay IneEY Qabtaan Hogaanka La Liga.

Cayaartaan Ayaa Caawa Dhici Doonto Saacada 8.00 Ee Dhanka Europe Halka Africa Ay Ka Dhici Doonyo 10.00 Fiidnimo Wixii War Ah Ee Ku Soo Kordha Line Uppka AMa Wax Kala Anaga Ayaa Idiin Soo Tabin Doono Haduu Allaah Ka Raali Noqdo.
LINE-UPKA Rasmiga AH:
Real Madrid: Casillas; Ramos, Pepe, Carvajal, Marecllo; Modric, Alonso, Jese Rodrigues; Di Maria, Ronaldo, Benzema.
Atletico Madrid: Courtois; Godin, Junafran, Insua, Miranda; Garcia, Koke, Fernandez; Jose Sosa, Diego Costa,Cristian Rodriguez.
Waxaa Qoray
Mahad Muhudin Yusuf ( Mahad Diyeeshe 10)

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:46 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada