Maxaa Kala Socota Cayaartooyda Uu Baadi Goobaayo Tababaraha Blues Mourinho ,

Maxaa Kala Socota Cayaartooyda Uu Baadi Goobaayo Tababaraha Blues Mourinho ,

daajis.com:-Jose Mourinho ayaa Rikoor jabin doona xagaaga si uu u xaliyo dhibaatada gooldhaliye ee Chelsea, waxaana diirada u saaran Mario Mandzukic, Diego Costa iyo Edinson Cavani oo ka mid ah liiskiisa Waxaa Qortay Jariirada The Sun.

Waxa La Ogsoonyahy Kooxda Uu Maclinka U Yahay Jose Mourinho Ay Dhibaato Weyn Ka Heeysato Eey Tahay Gool Dhaliye La,aan Waxaa Uu Mourinho Badigoob Ugu Jira Siduu Uu Ku Heli Lahaa Gool Dhaliye.
Chelsea Ayaa Awoodeeda Xoog U Qadeeysa Sanadkaan Ayago Qarashgareeye Lacag Aad U Fara Badan Si Ay U Helaan Cayartooy Tayo U Leh Kooxda Waxaa Ey Intaas Wararka Ku Dareen Maclinka Kooxda Uu Balan Qaaday In Sanadkaan Qaadi Doono Kobab Badan Balsa Dadka Qaar Ayaa Aaminsan In Jose Mourinho Uu Yahay Nin Ku Fiican Majaajiliiste.

Qoray Mahad Muhudin Yusuf (10)
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:55 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada