AGAIN: - Justin Bieber iyo saxibkii oo Xabsiga la dhigay.

AGAIN: - Justin Bieber iyo saxibkii oo Xabsiga la dhigay.

daajis.com:-Booliiska LA ayaa xabsiga dhigay Justin Bieber iyo saxibkii Khalil Sharief kadib markii sida la sheegay lagu helay dinbi sida uu sheegay afayeen Booliiska u hadlay oo arintaa u xaqiijiyay Radar Online.
Fanaanka iyo saxibkii ayaa xabsiga loo diray xili ay ku sugnaayeen Studio ku yaal LA waxaana xarigiisaa yamid kadib markii kiis dacwo ah ku soo oogtay Haweenay wax dhaxmareen justin iyo saaxibkii. 


Xariga xiddigaa ayaa mar kale yamid kadib markii muda todobaad laga joogo sidaan oo kale xabsiga loo dhigay kadib markii laga helay Daroogo hayeeshee arintaan ayaa laga yaabaa in culays adag ku noqon doonto.
Fanaanka 19 jirka ah ayaa mudooyinkii u danbeeyay xaaladiisa ahayd mid allow sahal ah waxaana Booliiska ku hayaan dabagalo dheeraad ah iyada oo todobaadya gudahood dhoor jeer kiis ku soo oogay.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:13 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada