Sawir: Kajol, Karishma iyo Kareeana oo hal sawir kuwada jira eyagooCaruura.

Sawir: Kajol, Karishma iyo Kareeana oo hal sawir kuwada jira eyagooCaruura.

daajis.com:-Layaab malaha in la arko Xiddigaha India Kareena Kapoor, Karishma iyo Kajol oo sawir kuwada jira, maadaama ay caan ku noqdeen Bollywoodka, laakiin waxaa qariib noqotay in la arko xiddigahaan oo yar yar oo hal sawir kuwada jira.

Mid kamida wergeysyada India  oo taageera Karishma Kapoor ayaa banaanka soo dhigay sawirkaan, laakiin ma sheegin munaasabada iyo xiliga ay kulmeen xiddigahaan intaba. 

Sawirkaan ayaa laga dareemayaa in uu yahay xili hore oo atariishadahaan ay ahaayeen caruur, sida laga dheehan karo muuqaalka sawirka, welow farqi weyn u dhexeeyo maanta iyo waqtigaas.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:27 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada