Shahrukh Khan oo Mar kale rajo ka qaba in uu sii wado Jilida Filimka Happy New Year...

Shahrukh Khan oo Mar kale rajo ka qaba in uu sii wado Jilida Filimka Happy New Year...

daajis.com:-Inkastoo uu dhawaan dhaqtarkiisa gaarka ah amar ku siiyay in uu nasto muda sedax bilood ah ayuu actarkaa waxa uu doonayaa in uu dib u bilaabo shaqada filimkaa sida uu sheegay.

Sharukhan uu ka muuqdo wali samayntii dhawacii Filimkaa ka soo gaaray xili uu ku jilayay Hotel ku yaal Mumbai ayaa waxaa mar kale lagu arkayay xarunta shaqada Bollywoodka si howshiisa u sii wado.   


Lama oga in Shirkada qudheeda u ogolaan donto in asaga oo dhawac Filimkaa sii jilo iyo in kale hayeeshee waxaa uu asaga doonayaa in Filimkaa uu iska soo dhamaystiro ka hor inta aan la gaarin bisha May.
Sharukhan ayaa dhawac culus ka soo gaaraay lugta kadib markii ku dhawcmay jilida Filimkaa waxaana dhawaciisa la dhigay isbitaal ku yaal Mumbai wallow markii danbe xaaladiisa Caafimaad caadi ku soo laabatay.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:52 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada