Askarta Hiil-Walaal ee Jabuuti oo dad ku laayay Baladweyne

Askarta Hiil-Walaal ee Jabuuti oo dad ku laayay Baladweyne

daajis.com:-Waxaa loogu magacdaray Hiil-Walaal, waana ciidamadda ka socda dalka Jabuuti ee ka mid ah AMISOM, maantana askari ka tirsan oo ka mid ah kolonyo baabuur ah ayaa Baladweyne Suuqa bartankiisa rasaas furey, halkaasina waxaa ka dhashay qasaaro dhaawac iyo dhimasho ah. 

Nin oday oo meherad heystay ayaa dhintey, 3 kalana waa ay ku dhaawacmeen.
Markii hore askarta ka socota wadamada kale ayaa u badnaa dhacdooyinka kuwan oo kale ah oo dad rayid ah ay ku waxyeeloobaan. 

Dhawaan ayay ahayd markii la laayay askar Jabuutiyaan ah magaalada Buulo Burdo qarax lagula eegtey, wixii markaasi ka dambeeyeyna askarta Jabuuti waxaa la sheegey in mooraalkooda iyo aaminaada ay dadka ku qabaan uusan ahayn sidii hore.






FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:04 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada