Ruushka iyo USA oo isku mari la’ arinta Ukraine

Ruushka iyo USA oo isku mari la’ arinta Ukraine

daajis.com:-Xoghayaha arrimaha dibada ee Maraykanka, John Kerry, ayaa sheegay in labada dhinac ay wadahadalka daacad u ahaayeen, isla markaana ay ka go’an tahay in ay xal diblomaasiyadeed gaaraan.

Wasiirka arrimaha dibada ee Ruushka, Sergei Lavrov, ayaa sheegay in ay fikrado kala duwan labada dhinac soo bandhigeen, balse ay isku afgarteen baahida loo qabo in xal diblomaasiyadeed laga gaaro Ukraine.

Mr Kerry ayaa dhankiisa sheegay in xalka ugu dambeeya ay gaari karaan dadka reer Ukriane, Mr Lavrov-na waxaa uu carabka ku adkeeyay in Ruushka uu diyaar u yahay la shaqeynta Ukriane.

Mr Kerry ayaa dhanka kale dalbaday in Ruushka uu ciidamadiisa ka qaado soohdinta uu la wadaago bariga Ukraine.


BBC FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:08 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada