Daawo Sawirada:- Madaxweynaha maamulka sadexda gobol oo Baydhabo looga dhawaaqay

Daawo Sawirada:- Madaxweynaha maamulka sadexda gobol oo Baydhabo looga dhawaaqay

daajis.com:-Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in halkaasi saakay lagu doortay madaxweynaha maamulka sadexda gobolka kaas oo loo dooraty nin lagu magacaabo Maxamed Xaaji Cabdinuur.

Madaxweynaha cusub ee maamulka saddexda gobol ayaa loo doortay Maxamed Xaaji Cabdinuur, kadib doorasho ka dhacday saakay Hotelka Bakiin ee magaalada Baydhabo.

In ka badan 723 ergo oo ka kala yimid saddexda Gobol ee Bay, Bakool iyo Shabeelaha Hoose ayaa waxaa u codeeyay madaxweynaha cusub 714, haka sagaal ka mid ah ay diideen.

Doorashada oo qaab fartaag ah u dhacday ayaa waxaa doorashada kadib isla goobta lagu dhaariyay madaxweynaha cusub Maxamed Xaaji C/nuur.

Doorashadan ayaa kusoo beegmeysa xilli horay magaalada Baydhabo looga dhawaaqay maamul lix gobol oo aysan dowladdu taageersaneyn.





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:09 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada