DAAWO VIDEO:- Alle dilaa dhinto! Nin sagaal xabadood lagu dhiftay kana badbaaday oo ka sheekeynayo qiso xanuun badan

DAAWO VIDEO:- Alle dilaa dhinto! Nin sagaal xabadood lagu dhiftay kana badbaaday oo ka sheekeynayo qiso xanuun badan

daajis.com:-Mr. Ismaaciil oo ka tirsanaa hay'ada Caafimaadka aduunka WHO ayaa kooxda Alshabaab waxa isku dayeen in ay ku dilaan gobalka Bay xili uu ku safraayey jidka hase yeeshee sagaal xabadood ka dib ayey damceen in ay gowracaan laakiin allah SWT ayaa ka badbaadiyey

Ismaaciil iminka waa nool yahay waxa uuna ka sheekeynayaa qisadan xanuunka badan sida ay ku dhacay.





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 11:05 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada