DAAWO VIDEO:- Cunuga adduunka ugu buuran oo noqday 8 bil jir

DAAWO VIDEO:- Cunuga adduunka ugu buuran oo noqday 8 bil jir

daajis.com:-Santiago Mendoza oo jira Sideed bil, miisaankiisana 21kg, muuqaal ahaana wuxuu la mid yahay Lix sano jir culeyskiisa, taasoo ka dhigeysa in wiilkaani yahay cunuga ugu buuran adduunka.

Cunugan oo xaaladiisa mararka qaar halis gasha ayaa Hooyadiis Eunice Fandiño waxay ururada caafimaadka weydiisatay daweyn iyo gargaar loo fidiyo wiilkeeda, waxaana loo duuliyay caasimada Colombia ee Bogota.


Hooyada dhashay Santiago oo lagu magacaabo Eunice Fandiño ayaa sheegtay in wiilkeeda uu dhiban yahay, iyadoo tilmaamtay in mar walbo u baahan yahay inuu wax uun cuno iyo ooyin dheeri ah.





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:48 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada