Daawo Sawirada:- Turkiga oo Muqdisho ka furay Isbitaalkii Labaad oo casri ah

Daawo Sawirada:- Turkiga oo Muqdisho ka furay Isbitaalkii Labaad oo casri ah

daajis.com:-Isbitaal cusub oo Hay'add Turki ah ka hirgelisay xaruntii hore ee Dugsiga sare Banaadir ayaa waxaa ka socda dib u dhis iyo howllo dadka shacabka ah loogu adeegyo.

Isbitaalkan oo lagu magacaabo DEVA ayaa waxaa hirgeliyay Turkiga, kaasoo dadka u qabanaya adeegyo caafimaad, inkastoo uu yahay Lacag, Fiisitada kaliyana qofkii bixinayo 12 Dollarka Mareykanka ah.


Xaruntan caafimaad oo aad u weyn ayaa waxay ka kooban tahay dhowr qeybood oo kala duwan.


DAAWO SAWIRADDA.

daajis.com




 



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:08 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada