R/Wasaaraha Soomaaliya oo lagu wado in goor dhow uu hor tago Baarlamaanka Soomaaliya

R/Wasaaraha Soomaaliya oo lagu wado in goor dhow uu hor tago Baarlamaanka Soomaaliya

daajis.com:-R/wasaaraha Soomaaliya oo maanta khudbad meela badan taabaneyso ka jeedin doona fadhiga Baarlamaanka.

R/wasaaraha dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in uu hor tago fadhiga Baarlamaanka si uu u sharaxo qorshaha ay ku shaqeyneyso xukuumaddiisa.

Waxaa la filayaa in Ra’iisul wasaaraha uu khudbad ka jeediyo hoolka shirarka ee baarlamaanka , taas oo  uu kaga hadlayo qorshaha guud ee u dagan xukuumadiisa.

Mudanayaasha Baalmaanka Soomaaliya ayaa ka dooday miisaaniyada dowlada ee 2014 xili shalay wasiirka maaliyada Soomaaliya Xuseen Cabdi Xalane uu ka hadlay kalfadhigii Baarlamaanka ay ku yeesheen Xarunta golaha shacabka, isagoo u sharaxay qaabka ay u qorantahay miisaaniyadda xukuumadda ee 2014-2015.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:16 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada