Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo afhaayen cusub u magaacaabay Goboolka

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo afhaayen cusub u magaacaabay Goboolka

daajis.com:-Godoomiyaha gobolka Banaadir oo xil ka qaadis ku sameeyay afhaayenki gobolka banaadir.


Guddoomiyha gobalka Banaadir ahna duqa Muqdisho  Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta  xilka qaadis ku sameeyay afahyeenkii hore ee gobalka Banaadir Maxamed Yuusuf Cisman.

Guddoomiyaha goboolka banaadir  ayaa xilkan u magacaabay Cabdi Baasid Maxamed Cabdiraxmaan, xaflad ay xilalka kula kala wareegeen afahayeenkii hore ee goboolka Maxamed Yusuf  iyo kan cusub Cabdi Basid  ayaa manta  ka dhacday xarunta gobolka Banaadir.

Afhayenkii hore ee gobalka Banaadir Maxamed Yuusuf Cismaan oo  hadlay kadib marki  xilka laga qaaday manta ayaa sheegay in u  soo dhaweeynaayo xilka laga qaaday  isaga oo si wanaagsan xilka ugu wareejiyay afhayeenka cusub ee goboolka Banaadir.

Afhaayenka cusub ee Goboolka Banaadir  Cabdi Baasid Maxamed Cabdiraxmaan  ayaa u mahadceliyay afhayeenkii hore kana codsaday shacabka muqdisho in ay la shaqeyan.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:08 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada