Maxkamad ku taalla puntland oo 20 sano oo xarig ku xukuntay rag ku eedeysan Al-shabab

Maxkamad ku taalla puntland oo 20 sano oo xarig ku xukuntay rag ku eedeysan Al-shabab

daajis.com:-Xeer ilaaliyaha guud ee maxkamada ciidamada qalabka-sida ee puntland ayaa xukun ku riday rag ku eedeysan in mid yihin Al-shabab.


Maxkamada ciidamada qalabka-sida ee Puntland  qaybteeda ee gobolka Nugaal ayaa  xukun ku  riday siddeed qof oo ku eedaysan ka waden gudaha puntland  falal argagixisano iyo in ay  ka mid ahaayeen ururka al-shabaab.

Xeer ilaaliyaha guud ee maxkamada ciidamada qalabka-sida ee puntland Cabdikariin Xasan Firdhiye ayaa sheegay in niminka  xukunka  lagu riday ay dhameysan doonan min  20 sano oo xarrig ah.

Raga la xukumay ayaa meela kala duwan laga soo qaqabtay sida u xaqijiyay xeer ilaaliyaha guud xiligi xukunka uu riday. Raga la xukumay magacyadooda waxa lagu kala sheegay:


Halkan ka Aqriso Magacyada Raga Xukunka lagu riday.


1-Cabdifataax Dhuux Cali
2-Aadan Xuseen Axmed
3-Maxamed Cali Cabdi
4-Shire sheikh Muuse
5-Nuur Xasan Mursal
6-Xuseen Cabdullaahi Maxamuud
7-Axmed Maxamuud Muuse
8-Mukhtaar Xuseen Muumin.


Maaha marki ugu horeysay oo maxkamaha Puntland ay xukuno noocan ah ku ridan dad ay ku eedeyniyaan falal argagaxisinimo, waxa ay xukuno dil ah iyo xarig is kuga jira ku rideen xubna ay ku eedeyeen in ay ka eedeyeen in ay ka tirsanayeen al-shabab.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:42 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada