Laba Gabdhood oo isla dhalatey ayaa waxay ogaadeen iney guursadeen Nin Iskumid ah:-kadib maxaa dhacey??

Laba Gabdhood oo isla dhalatey ayaa waxay ogaadeen iney guursadeen Nin Iskumid ah:-kadib maxaa dhacey??

daajis.com:-Laba Gabdhood oo isla dhalatey ayaa waxay ogaadeen iney guursadeen Nin Iskumid ah:-kadib maxaa dhacey??

Labadaan gabdhood oo u dhashey India ayaa waxey ogaadeen iney isla guuradeen hal nin kadib xanaaq aya xanaaqeen ayay u dileen ninkii.

Warbaahinta meesha Tamil Nesan sida laga soo xigtey wargeeska Asian One, kamis(6/3/2014), ayaa waxaa uu sheegey Ninka lagu magacaabo T Kanniappan inuu xiriir la lahaa haween badan in kasta uu guursaday.

Haweenkaan uu guursadey mid waliba waxey umaleynaysey inuu iyada lee qabo Kanniappan, waxaa la ogaadey inuu Kanniappan markii ugu horeysay uu guursadey mid kamid ah labada gabdhood ee ila dhalatey sanadii 1999. kadib ninkaan oo ah shaqadiisa beeraleey ayaa waxaa uu guursada gabadha labaad ee isla dhashey sanadii 2002.

Labada xaas ee uu qabo midiiba waxey udhashey 2 caruur ah. malasheegin qaabka uu ukala qariyay guurkooda labada gabdhood ee isla dhashey.

Mudo kadib ayay waxey ogaadeen in labada gabdhood uu isla qabo Mr.Kanniappan, waxaa keentey iney ogaadaan markii u sameeyay gogol dhaaf naag kale.

xanaaq kadib labadii gabdhood waxey usheegeen labo wiil oo ladhalatey.
wiilashii ayaa waxay ku dhaheen Kanniappan inuu bixinyo lacag magdhow ah maxaa yeelay waxaa uu ugeestey qayaano. ninkii waa uu diidey.

kadib labadii gabdhood ayaa u tashtey weyna dileen waxaana caawiyay wiilasha walaalahood ah.

W/Q Sabrini Aliasmunir==>facebook:- Sabrini Aliasmunir

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 09:03 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada