Jiah Khan Hooyadeed Rabiya Khan oo Salman khan aamir khan ,Sharukhan ka dalbatay in ay caawiyaan.

Jiah Khan Hooyadeed Rabiya Khan oo Salman khan aamir khan ,Sharukhan ka dalbatay in ay caawiyaan.

daajis.com:-Rabiya khan waa Jiah Khan Hooyadeed oo sanadkii hore maydkeeda laga helay guri ku yaal Mumbai waxaana ilaa iyo hada la baarayaa cidii ka danbaysay in atariishadaa is disho .

Booliiska ayaa wali ku jaha wareersan sidii kiiskaa u wajahi lahaa waxaana jiray dhoor qofood oo kiiskaa loo xiray laakiin arintaa ayaa wali cadayn waxaana socda baaritaano Booliiska wadaan.   
Atariishada is dishay Hooyadeed ayaa ka codsatay actarada salman khan Aamir khan ,Shahrukhan in kiiskaa ka caawiyaan si loo ogaado cidii dilkaa gaysatay maadama aan la aqoon sababtii isku dishay.
Ma cada ilaa iyo hada sababtii keentay in is disho waxaana socda baaritaano kala duwan iyadaoo atariishadaa waraaq inta ay dhiman ka hor qortay ku sheegtay in sababa jira isku dilayso oo nolasha nacday.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 08:50 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada