News:- Dowlada Turkiga oo ku Hanjabtey Iney mamnuucaysa Facebook iyo Youtube.

News:- Dowlada Turkiga oo ku Hanjabtey Iney mamnuucaysa Facebook iyo Youtube.

daajis.com:-Rai'salwasaaraha Turkiga Recep Tayyip Erdogan, ayaa sheegaya in dowladiisa ay mamnuuci doonto baraha bulshada ee Facebook iyo YouTube-ka.

Waxaa uu sheegay in labada bar ay cabsi galinayaan xukuumadiisa.
Eedeymo musuq-maasuq ah oo ka dhan Erdogan ayaa la soo dhigay barahaas bulshada.

Waxaa ka mid ah isbuucii hore oo la sii daayey cod talefoon ah oo la sheegay in laga duubay oo Rai'slwasaaraha iyo wiilkiisa oo ka hadlaya siday ku qarin lahaayeen lacago malaayiin doolar ah.

Erdogan ayaa sheegay in uu ahaa codkaasi mid la soo mala awaalay oo ay cadowgiisa soo dhigeen baraha bulshada.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:18 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada