Pellegrini:”Guul Muhiim Ah Ayaan Ka Gaarnay Hull City”.

Pellegrini:”Guul Muhiim Ah Ayaan Ka Gaarnay Hull City”.

daajis.com:-Tababaraha kooxda Man City Manuel Pellegrini ayaa ka hadlay guushii ay ka gaareen galabta kooxda Hull City wuxuuna sheegay inuu aad ugu faraxsanyahay guushaan ay gareen.

Pellegrini oo saxaafada la hadlay ciyaarta kadib ayaa yiri “Waxay aheed jawaab fiican kadib isbuuc adag o nasoo maray kaas oo aan kaharnay FA Cup iyo Champions League”.
“Aad ayaan ugu baahneen guushii aan gaarnay galabta waliba anagoo ku ciyaaraynay 10 ciyaar yahan inta badan ciyaarta kadib casaan kii uu qaatay Kompany daqiiqadihii ugu horeeyay, markaas kadib ciyaarta waxay u muuqatay mid nagu adag laakiin waxaan soo bandhignay qaab ciyaareed wanaagsan, waxaan helnay 3 fursadood oo aan goolal ku dhalin karnay waxaana noo suuro gashay ugu danbayntii inaan ku badino 0-2″.
Pellegrini oo ka hadlay casaan kii Kompany ayaa yiri “Waxaan aaminsanahay in Kompany uusan astaahilin in garsooraha uu u taago casaan, dhabtiina magaran karo sababta uu garsooraha sidaas dhan ugu fiiriyay qaladka lagu galay Jelavic oo uu casaan u siiyay Kompany”.
Pellegrini oo ka hadlay qaladkii uu Hart ku galay Boyd ee Hull City ay ku dalbatay rigoore ayaa yiri “Ma hubo wixii dhacay mana doonayo inaan ka hadlo garsooraha, waxaan doonayaa kaliya inaan ka hadlo ciyaartoydayda, iskusoo wada duub waan guulaysanay sifiican ayaana u 

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:10 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada