Daawo:- Mucjisada aduunka Gabar Uur leh oo isku badashay in laga soo saaro Daroogo caloosheeda

Daawo:- Mucjisada aduunka Gabar Uur leh oo isku badashay in laga soo saaro Daroogo caloosheeda

daajis.com:-Aduunka wax walba way dhacaan waana arinta ugu yaabka badneed inta la xasuusta aduunka iyadoo qof dumar ah oo sameysatay calool kale oo u sameysay qaab qof Dumar ah oo Uur leh iyadoona caloosha cusub ka soo buuxisay Darookada aduunka ugu qaalisan taa oo ka yaabisay boliiska

War bixintaa oo siweyn saaxafada aduunka uga hadashay ayaa lala yaabay habka ay u sameysay Calooshan cusub iyo qaabka cusub ay ku keentay in Darooga ku soo qaado ileen Boliis waa wax walba baaer maxaa yeelay waxuu gacanta ku soo dhigaa dhacdo walba oo laga filaneynin in ay dhacdo waana dhacdadii qarnigaan ugu jaabka badneed


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:42 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada