Daawo Muuqaal:- Nin Mareeykan ah oo Yahuuda aad u neceb oo weerar ku qaaday xarunta Jaaliyada Yahuuda ugu ee Kansas City

Daawo Muuqaal:- Nin Mareeykan ah oo Yahuuda aad u neceb oo weerar ku qaaday xarunta Jaaliyada Yahuuda ugu ee Kansas City

daajis.com:-Goob dadka Yahuuda ah iskugu yimaadaan kuna taalay magaalada Kansas City ee cariga Mareeykanka ayaa waxaa soo weeraray nin Mareeykan ah oo qori iyo qasnado ku hubeeysan kaas oo dadkii goobtaas joogay rasaas baas ah la dhacay. 


Ninkaan oo 73 jir ah waxaa lagu magacaabaa Frazier Glen Cross wuuxuuna isla goobtii ku toogtay 3-Qof oo Yahuud ah in kastoo markii ay rasaasta ka dhamaatay ay gacanta ku dhigeen ciidamada Booliiska dalka Mareeykanka. 

Ninkaan ayaa la sheegay inuu ku dhawaaqayay markii uu Yahuuda soo weeraray (Heil Hitler) oo aalaaba ay ku dhawaaqaan dadka cunsuriyiinta ah ee neceb ajaanibta. Goobtaan ayaa lagu kala cararay waxaana marka laga soo tago sadexda dhimashada ah goobtaas lagu dhaawacay 2 kale oo dadYahuud ah. 

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:57 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada