Daawo Muuqaal:- Yaab qabsaday R/wasaaraha Turkiga Erdogan & Codka oo ku dhegay kumanaankun hortooda "Intaas ka dib maxaa dhacay"?

Daawo Muuqaal:- Yaab qabsaday R/wasaaraha Turkiga Erdogan & Codka oo ku dhegay kumanaankun hortooda "Intaas ka dib maxaa dhacay"?

daajis.com:-Raisul wasaaraha dalka Turkiga Mr.Recep Tayyip Erdogan ayaa waxaa la soo gudboonaatay mucjiso dad badan ka yaabisay ka dib markii uu codkiisa badal may xili uu doorashooyinka dalka Turkiga u qudbeenayay kumanaankun oo qof kuwaas oo taageersanaa xisbigiisa AKP oo talada dalkaas haya 


Mr.Recep Tayyip Erdogan oo lagu tiriyo madaxda Caalamka kuwooda ugu kartida iyo hadalka badan ayaa mar quraah waxa uu iska waayay codkiisii sida aadka ah loogu yaqaanay kaas oo dhoor jeer Siyaasada dalka Turkiga shacab fara badan ku soo jiitay. 

Raisul wasaare Recep Tayyip Erdogan oo taageerayaal xoogan ku leh gudaha dalka Turkiga waxaa markii uu codka ku dhegay siyaasadiisa sii buun buuniyay Telefishinada Caalamka kuwooda ku kacsan masuulkaan balse isaga oo xiiqmay ayaa qudbadiisa horay u sii watay ilaa uu si caadi ah ugu guuleeystay qorshihiisa. 

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 13:39 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada