Daawo Sawirada:- Dhalinyaro Shabaab lala xiriirinayo oo lagu soo qabtay howlgal habeen madow, Muqdisho

Daawo Sawirada:- Dhalinyaro Shabaab lala xiriirinayo oo lagu soo qabtay howlgal habeen madow, Muqdisho

daajis.com:-Howlgal ay si wadajir ah u fuliyeen ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo xalay ka dhacay degmada Wadajir ayaa waxaa lagu soo qab-qabtay dhalinyaro lala xiriirinayo Shabaab kuwaas oo guryo cayiman loogu galay habeen madow.

Dhalinyaradan oo tiradoodu tobaneeyo kor u dhaafiyeen ayaa waxaa soo far-fiiqay nin horay uga soo goostay Shabaab kuwaas oo dhalinyaradan bar-aqoonsaday soona tilmaamay halka ay ku hoydaan.


Hoyga laga soo qabtay dhalinyaradan ayaa waxaa ay boolisku kasoo heleen komputer oo ay baaritaan ku sameeyeen.







FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 12:29 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada