DAAWO VIDEO :- £10,000 oo ku baxday Aroos yaableh oo loo sameeyay Sac iyo Dib

DAAWO VIDEO :- £10,000 oo ku baxday Aroos yaableh oo loo sameeyay Sac iyo Dib

daajis.com:-Aroos si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa tuulo yar oo ku taalo dalka India loogu sameeyay Ganga iyo Prakash oo ah Sac iyo Dibi, Arooskaan ayaa waxa ku baxay qarash ka badan £10,000 lacagta Ingiriiska, iyadoo arooska loo sameeyo dadka bini'aadamka ah aan lagu bixin qarashkaan oo kale marka la qiimeeyo isku celcelis ahaan.


Dibigaan iyo Saca ayaa si aad ah loo soo sharaxay looguna soo lebisay dhar aad u qiimo badan waxaana loo sameeyay nikaaxa ay aaminsan yihiin Hinduga ee Hindiya waxaana iskugu soo baxay dad aad u farabadan caadi ahaanna waxaa loo sameeyay sida caadiga ahaa ee loo sameyn jiray aroosmanka ruuxa bini'aadanka ah.

HALKAN KA DAAWO DHACDADAN YAABKA LEH

Arooska Dibiga iyo Sacan ayaa lagu macneeyay mid la xiriirto arrimo diineed iyo dhaqan dadka Hinduugu u gaar ah.


Hindiya ayaa ah dad aad u badan iyadoo dadka ku nool ay diiman badan kala aaminsan yihiin, waxaana caadi ah in qaar ay caabudaan lo'da.
 


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:22 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada