DAAWO VIDEO:- Fannaanad reer Hargeysa ah oo iyadoo u safreysa Muqdisho la xeray

DAAWO VIDEO:- Fannaanad reer Hargeysa ah oo iyadoo u safreysa Muqdisho la xeray

daajis.com:-Waxaa garoonka diyaaraddaha Hargeysa lagu xeray mid ka mid ah fannaaniinta Xiddigaha Geeska ee ka dhisan magaalada Hargeysa, xilligii la qabanayayna laga soo dejiyay diyaaraddii ay saarneyd oo ku wajahan magaalada Muqdisho.

Ciidamada Nabadsugida Hargeysa ayaa diyaaraddii ay saarneyd kasoo dejiyeen fannaanada Ifraax Hargeysa oo ka tirsan Kooxda Xiddigaha Geeska, waxaana la sheegay in diyaaradu ku socotay Muqdisho.


Waxaa todobaadyo ka hor Muqdisho tagtay fannaanada codka macaan ee Yurub Geenyo, taasoo dhalisay in si in fannaaniin badan oo kale magaalada Muqdisho tagaan.


HALKAN KA DAAWO MUUQAAL IYO WARBIXINTA OO DHAN




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:41 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada