Salman Khan oo Shahrukhan dartii u nacay Farhan Akhtar.

Salman Khan oo Shahrukhan dartii u nacay Farhan Akhtar.

daajis.com:-Xiddiga Salman khan ayaa la sheegay in Actarka Farhan akhtar ula dagaalay shahrukhan dartii waxaana la sheegay in taa keentay in labadaa actar kala fogaadaan oo mudooyinkaa isku imaan.

Salman khan ayaa ka gaabsaday in uu ka hadlo arimahaa la xariira farhan akhtar waxana uu sheegay in uusan u war hayn arimahaan Sxaaafada baahisay asaga oo sheegay in Farhan waxba kala dhaxayn.    


Xiddigaa ayaa mudooyinkaa ahaa mid gooni u socoda waxaa uuna sheegay in asaga aysan jirin cid dagaal kala dhaxeeyo marka laga soo tago Shahrukhan khan hayeeshee waxa uu sheegay in arintaa garanayn halka laga keenay.
Mudooyinkaa ayaa waxaa jiray warar xan ah oo suuqa ku jira kuwaas oo sheegaya in xiddigaa uu yahay mid aan heshiis la ahayn dhamaan actarada Bollywoodka taas oo keentay in Cadow badan uu yeesho.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 13:55 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada