shabakada daajis waxay idiin soo aruurisay sawiradii ugu cajiibsanaa ee laga qaaday aduunyada isbuucan

shabakada daajis waxay idiin soo aruurisay sawiradii ugu cajiibsanaa ee laga qaaday aduunyada isbuucan

daajis.com:-shabakada daajis waxay idiin soo aruurisay sawiradii ugu cajiibsanaa ee laga qaaday aduunyada isbuucan

 gabartan wax indhaha ka heysataa biyo uu ku soo farjiyay maroodi waa gobalka ayuthaya thailand
 kuwan waa ciidan police ah oo ka qeybgalaayay xaflad ka dhacday paris france
 shimbirahan waxay ku jiran xarun lugu xanaanayo xaywaanada oo ku taalo paris france
 ninkan wuxuu ku guuleystay pizza aduunyada meeshana waa magaalada parma ee dalka italia
 waa gabdho rer afghanistan oo meel wadada geeskeeda ku iibinayo geedo hidaha iyo dhaqanka ee gobalka herat 
 waa qarax ka dhacay bartamaha magaalda homs ee dalka syria
 waa askar rer maraykan oo calankooda suraya gobalka texas usa

waa haweeneyda uu qabo dhaxal sugaha boqortooyada britin  oo booqasho ku jooga dalka new zealand


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by olow, Published at 23:37 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada