Al-Shabaab oo ka digtay fiqsi ay sheegtay inuu ka jiro Muqdisho

Al-Shabaab oo ka digtay fiqsi ay sheegtay inuu ka jiro Muqdisho

daajis.com:-Dhaqdhaqaaqa Argagixisada Al-Shabaab ayaa digniin u jeediyay shacabka ku nool magaalada Muqdisho, kuwaasi oo ay ugu baaqeen in ay ka fogaadaan fasahaad iyo fiqsi ay sheegeen in uu magaalada ka jiro.

Cali Maxaa Xuseen “Cali Jabal” oo Al-Shabaab u qaabilsan Gobolka Banaadir ayaa sheegay in ay ka war qabaan wax uu ku sheegay fasaad magaalada ka jiro, isagoo ugu baaqay Hay’addaha ku lugta leh inay joojiyaan oo faraha kala baxaan.al-shabab-leader-mogadishu
Sidoo kale wuxuu Cali Jabal ugu digay cid kasta oo arintan ku lug leh in ay faraha kala baxaan, haddii ay ka dhega adeegaana ay la kulmi doonaan jawaabta ay Al-Shabaab ka bixinayaan.

Cali Jabal ma caddeyn faqsiga iyo fasahaadka uu tilmaamay in magaalada uu ka jiro iyo hay’addaha ku lugta leh oo uusan caradhabin.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 09:11 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada