Daawo:- Darxumada Soomaalida ku haysato xabsiyada Kenya

Daawo:- Darxumada Soomaalida ku haysato xabsiyada Kenya

daajis.com:-Waxaa weli ka taagan xaalad bini’aadanimo xumo xabsiyada magaalada Nairobi ee lagu haayo Qaxootiga Soomaalida, iyadoo dadka qaarkood ay ka soomeen cuntadii.

Hooyo uur 8-bil leh oo meelna aysan ku ogeyn caruurteeda ayaa ka mid ah dadka ku dhibaateysan xabsiga ku yaal xaafada Kasarani ee magaalada Nairobi. 

Haweeneyday waxay sheegtay in ay leedahay Uur sideed bilood, cuntadiina ay ka go’day iney cunto, intaasna waxaa iiga daran bey tiri sedax caruur ah oo aan dhalay meelna kuma ogi.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:12 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada