Daawo:- Dhacdo Naxdin leh, Aroos cusub oo shil Galay Xiligii Galbinta.

Daawo:- Dhacdo Naxdin leh, Aroos cusub oo shil Galay Xiligii Galbinta.

daajis.com:-Qoys cusub oo Aroos ahaa ayaa habeenkii Aqal galka waxaa ay Galeen shil iyaga oo ku sii socda hoygooda cusub oo ay doonayeen in ay in habeenkaasi si farxad ah u wada qaataan.

Nin Caruuska ah oo gacalisadiisa ku kaxaynayay gaariga ayaa waxaa uu si la ma filaan ah ku Tagaya Wado (T) isaga oo mashquulsan uu ugu Qaaday , Gaariga ayaa waxaa uu ka burburay Qajiga hore , lamaanahiina waxaa gaaray dhaawacyo kala duwan.

Qoysaskii iyo marti sharaftii ayaa mar qura waxaa ay ka war heleen dhacdada murugada leh , shilkana waxaa uu ka dhacay meel guriga aad ugu dhaw.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada