DAAWO PL:- Khilaafki nagala dhaxeeyay DF wali waa mid taagan

DAAWO PL:- Khilaafki nagala dhaxeeyay DF wali waa mid taagan

daajis.com:-M/weyne ku xigeenka maamulka Puntland, Cabdixakiin Cabdullaahi Camey, oo wareysi gaar ah siinayay TV-ga Somali Channel, ayaa sheegay in Khilaafka u dhaxeeyay DF iyo maamulka PL uu wali yahay mid taagan oo aan wax xal ah laga gaarin.


“Waxaa isbadal magacyadi madaxweyne Faroole iyo ku-xigeenkiisa balse siyaasada Puntland waa mid cad,mana jirto wax xal ah oo laga gaaray khilaafkii dowladda faderaalka iyo Puntland,arrimihi ay diidaneyd dowladda hore waxaa ay noo noqden wax muuqda” ayuu yiri M/weyne ku xigeenka maamulka Puntland.





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada