WAR DEG DEG AH: Fanaanad caan ah oo xalay ku geeriyootay magaalada Muqdisho

WAR DEG DEG AH: Fanaanad caan ah oo xalay ku geeriyootay magaalada Muqdisho

daajis.com:-Waxaa saakay magaalada Muqdisho ku geeriyootay fanaanada weyn Xaawo Max’ed Yusuf “Xaawo Jeesto” taas oo maalmihii ugu danbeeyay xanuunsaneysay.

Fanaannada Xaawo Jeesto ayaa u geeriyootay xanuun dhanka Maskaxda ah iyada oo laga helay cudur Kansarka.

Xaawo Jeesto ayaa waxa ay ka tirsaneyd kooxda Ongkod mudo 35-sano ah iyadoo ka dhax muuqatay fanaantii kooxdaas.

Xaalada Caafimaad ee Xaawo Jeesto ayaa la sheegay in dalka wax looga qaban waaye sidaas darteed ay xalay magaalada ku geeriyootay.

Saakay ayaa lagu wadaa in Xaawo Jeesto lagu aaso gudaha magaalada Muqdshio iyadoo fanaaniin badan ay kasoo qeyb gali doonaan .

xigasho:-iftineducation FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:51 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada