Daawo Farxiya Fiska oo soo wada hees hidde iyo dhaqan ah

Daawo Farxiya Fiska oo soo wada hees hidde iyo dhaqan ah

daajis.com:-Fanaanada Farxiya Fiska ayaa isku diyaarineysa bandhig faneed ey ku mari doonto cariga ingariiska. Bisha soo socota Juunyo 6deeda ayey ka bilaabi doonta Leicester halka 5 magaalo ku xigi doonan.

Farxiyo Fiska, ayaa ah Fanaanad ay si weyn u taageeraan Bulshada Soomaaliyeed, iyadoo inta badan Heesaheeda ay noqdaan kuwo Hit ah oo aad u macaan.

Farxiya Fiska, ayaa waxaa loogu yeeraa ineey tahay Boqorada Codka Fanaaniinta da’da yar ee dhawaanahaan soo shaac baxay.

Halkaan ka daawo Sawirada:




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:21 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada