Daawo:- Haweeneey Gacmo lahayn oo ka qeyb qaadaneysa Tartanka..

Daawo:- Haweeneey Gacmo lahayn oo ka qeyb qaadaneysa Tartanka..

daajis.com:-NPC Junior, waa Haweeneey u dhalatay Mareeykanka, mana lahan 2da Gacmood, sidaas ooy tahay waxay ka qeyb qaadaneysaa Tartanka Jirdhiska, kaasoo ay ka qeyb galayaan Boqolaal dumar iyo Haween isugu jira.


Inkastoo aysan kaalin fiican ka galin tartankan, hadana waxay Muujisay dadaal dheeraad ah.

Haweeneydan oo 37 sano jir ah, ayaa 2deeda Gacmood ku weysay Dab Koronto oo ka kacay Gurigii ay daganeyd.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:29 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada