Daawo:- Mukulaal Eey halis ah ka bad baadisay Wiil yar

Daawo:- Mukulaal Eey halis ah ka bad baadisay Wiil yar

daajis.com:-Barta Yautube-ka ayaa waxaa lasoo galiyay Muuqaalka Mukulaal Wiil yar ka bad baadisay Eey halis ahaa oo cuni lahaa.

Wiilkan yar oo watay Baaskiil waxaa uu joogay magaalo katirsan California, ayaa waxaa soo weeraray Eey dad cun ah oo halis ah, kaasoo lugta ka qabsaday, laakiin Mukulaal uu wiilkan lahaa oo Goobta ka ag dhaweyd, ayaa usoo gurmatay, iyadoo Eeygi ka fujisay kana raacdeysay, kahor intii aysan usoo gurman Hooyadii dhashay.


Wiilkaan oo 4 sano jir ah, ayaa Eeyga waxa uu dhaawac xun kasoo gaarsiiyay Lugtiisa, waloow uu hada kasoo bogsanayo, kadib Gar gaar Caafimaad oo loo fidiyay.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada