Daawo Muqaalka:-Sangub oo xaaskiisa ka soo degtay magalada mugdisho loo soo dhaweeyay kal iyo lab ah

Daawo Muqaalka:-Sangub oo xaaskiisa ka soo degtay magalada mugdisho loo soo dhaweeyay kal iyo lab ah

daajis.com:-Magaalada muqdisho ayaa Xaflad balaadhan Loogu qabtay Abwaanka Wayn ee SANGUB iyo Xaaskiisa Khadiija Aw Daahir (Khadiijo Boqran) oo kamid ah Fanaaniinta Soomaliyeed ee Hobaladii waaberi oo Qurbaha mudoyinkii danbe ku noolayd.

Waxaa sidoo kale Loogu dabaal degay goobta Xaflada aroska sanadguurada 31-aad ee abwaan sangub iyo marwadiisa Khadiijo, waxaana Halkaasi lagu soo bandhigay Heeso kala duwan iyadoona SANGUB & Xaaskiisa KHADIIJO ay Si wada Jir ah uciyaareen.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:33 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada